Laawiyiintii 16:17 KQA

17 Oo waa inaan ninna teendhada shirka joogin markii uu isagu u galo inuu kafaaraggud ku sameeyo meesha quduuska ah gudaheeda ilaa uu ka soo baxo, isagoo kafaaraggud u sameeyey nafsaddiisa, iyo reerkiisa, iyo shirka reer binu Israa'iil oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:17 macnaha guud