Laawiyiintii 16:24 KQA

24 oo waa inuu meel quduus ah ku maydhaa, oo uu dharkiisii soo gashadaa, oo dibadda u soo baxaa, oo bixiyaa qurbaankiisii la gubayo iyo qurbaankii dadka oo la gubayoba, oo kafaaraggudna waa inuu u sameeyaa nafsaddiisa iyo dadka daraaddiisba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:24 macnaha guud