Laawiyiintii 16:27 KQA

27 Oo dibigii qurbaanka dembiga ahaa, iyo orgigii qurbaanka dembiga ahaa oo dhiiggooda loo soo geliyey meesha quduuska ah in kafaaraggud lagu sameeyo, waa in xerada dibadda looga bixiyaa, oo haraggooda iyo hilibkooda iyo uuskoodaba dabka lagu gubaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:27 macnaha guud