Laawiyiintii 16:29 KQA

29 Oo waxaa weligiinba qaynuun idiin ahaan doona inaad bisha toddobaad maalinteeda tobnaad nafihiinna dhibtaan, oo waa inaydaan waxba shuqul qaban cayn kasta ha ahaadee, kiinna waddaniga ah iyo shisheeyaha dhexdiinna degganuba,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:29 macnaha guud