Laawiyiintii 16:32 KQA

32 Oo wadaadka la subki doono oo quduus looga dhigi doono inuu wadaad ka ahaado meeshii aabbihiis ayaa kafaaraggudka samayn doona, oo isagaa xidhan doona dharka wanaagsan oo linenka ah, oo ah dharka quduuska ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 16

arki Laawiyiintii 16:32 macnaha guud