Laawiyiintii 17:6 KQA

6 Oo wadaadkuna waa inuu dhiigga ku saydhsaydhaa meesha allabariga ee Rabbiga oo ag yaal iridda teendhada shirka, oo xaydhana waa inuu gubaa si ay Rabbiga u ahaato caraf udgoon.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 17

arki Laawiyiintii 17:6 macnaha guud