Laawiyiintii 18:26 KQA

26 Haddaba idinku waa inaad dhawrtaan qaynuunnadayda iyo xukummadayda, oo waa inaydaan waxyaalahaas karaahiyada ah innaba samayn, kiinnii waddani ah, iyo kii shisheeye ah oo idin dhex degganuba,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 18

arki Laawiyiintii 18:26 macnaha guud