Laawiyiintii 19:14 KQA

14 Waa inaadan caayin qofkii dhega la', oo kii indha la'na waa inaadan hortiisa dhigin wax lagu turunturoodo, laakiinse waa inaad Ilaahaaga ka cabsataa, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 19

arki Laawiyiintii 19:14 macnaha guud