Laawiyiintii 19:23 KQA

23 Oo markaad dalka gashaan, oo aad cunto u beerataan dhir cayn kasta ah, markaas waa inaad midhahooda ku tirisaan sidii wax buuryoqab ah, oo intii saddex sannadood ah waxay idiin ahaan doonaan sidii wax buuryoqab ah, oo waa inaan midhahaas la cunin.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 19

arki Laawiyiintii 19:23 macnaha guud