Laawiyiintii 2:13 KQA

13 Oo qurbaan kasta oo ah qurbaankaaga hadhuudhka ah waa inaad cusbaysaa, oo waa inaadan innaba u oggolaan in cusbadii axdiga Ilaahaaga ay ka maqnaato qurbaankaaga hadhuudhka ah. Qurbaannadaada oo dhan waa inaad cusbo la bixisaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 2

arki Laawiyiintii 2:13 macnaha guud