Laawiyiintii 20:18 KQA

18 Oo haddii nin la seexdo naag xayl qabta, oo uu cawradeeda qaawiyo, wuxuu qaawiyey ishii dhiiggeeda oo iyana waxay qaawisay ishii dhiiggeeda, oo markaas labadoodaba waa in laga gooyaa dadkooda.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 20

arki Laawiyiintii 20:18 macnaha guud