Laawiyiintii 20:2 KQA

2 Weliba waxaad ku tidhaahdaa reer binu Israa'iil, Ku alla kii reer binu Israa'iil ka mid ah, ama shisheeyayaasha idin dhex deggan ka mid ah, oo carruurtiisa Moleg siiya, sida xaqiiqada ah kaas waa in la dilaa, oo dadka dalka degganu waa inay dhagax la dhacaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 20

arki Laawiyiintii 20:2 macnaha guud