Laawiyiintii 20:24 KQA

24 Laakiinse waxaan idinku idhi, Idinka ayaa dalkoodii dhaxli doona, oo hanti ahaan ayaan idiin siinayaa, kaasoo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soocay dadyowga.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 20

arki Laawiyiintii 20:24 macnaha guud