Laawiyiintii 21:6 KQA

6 Iyagu waa inay Ilaahooda quduus u ahaadaan, oo ayan wax nijaas ah ka sheegin magaca Ilaahooda, waayo, iyagu waxay bixiyaan qurbaannadii Rabbiga ee dabka lagu sameeyo oo ah cuntada Ilaahooda, oo sidaas daraaddeed waa inay quduus ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 21

arki Laawiyiintii 21:6 macnaha guud