Laawiyiintii 22:13 KQA

13 Laakiinse wadaad gabadhiis hadday carmal tahay, ama la soo furay, oo ayan carruur lahayn, oo ay ku soo noqoto gurigii aabbaheed, oo ay halkaas u joogto sidii waagii ay yarayd, markaas iyadu wax ha ka cunto cuntada aabbaheed, laakiinse qof qalaadu yuusan wax ka cunin.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 22

arki Laawiyiintii 22:13 macnaha guud