Laawiyiintii 22:21 KQA

21 Oo ku alla kii Rabbiga u bixiyo allabari qurbaanno nabaadiino ah, si uu ku oofiyo nidar amase qurbaan ikhtiyaar ah, si looga aqbalo aawadeed waa inuu ka bixiyaa lo'da ama idaha neef dhan oo aan innaba iin lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 22

arki Laawiyiintii 22:21 macnaha guud