Laawiyiintii 23:17 KQA

17 Oo waa inaad rugihiinna ka keentaan laba kibsood oo ah qurbaan la ruxruxo, oo ah eefaah toban meelood loo dhigay labadiis meelood, oo waa inay bur ahaadaan, oo waa in khamiir lagu dubaa oo Rabbiga loogu keenaa qurbaan midhaha ugu horreeya.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:17 macnaha guud