Laawiyiintii 23:21 KQA

21 Oo isla maalintaas waa inaad naadisaan inuu shir quduus ah idiin jiri doono, oo waa inaydaan dharaartaas shuqul adag qaban, waayo, kaasu weligiinba waa idiin qaynuun tan iyo ab ka ab meel kastoo aad deggan tihiinba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:21 macnaha guud