Laawiyiintii 23:27 KQA

27 Habase yeeshee bishan toddobaad maalinteeda tobnaad waa maalinta kafaaraggudka. Oo waa inay idiin ahaataa shir quduus ah, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan; oo waa inaad Rabbiga u bixisaan qurbaan dab lagu sameeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:27 macnaha guud