Laawiyiintii 23:34 KQA

34 La hadal dadka reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Bishan toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad waa Iiddii Waababka oo waa in toddoba maalmood Rabbiga loo iidaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 23

arki Laawiyiintii 23:34 macnaha guud