Laawiyiintii 24:11 KQA

11 Markaasaa naagtii reer binu Israa'iil wiilkeedii magicii Rabbiga caayay oo habaaray, oo isagii waxaa loo keenay Muuse. Oo wiilkaas hooyadiis magaceedu wuxuu ahaa Shelomiid ina Dibrii, waxayna ahayd qabiilka Daan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 24

arki Laawiyiintii 24:11 macnaha guud