Laawiyiintii 25:11 KQA

11 Oo sannaddaas kontonaad wuxuu idiin ahaan doonaa wakhti yubilii ah, oo waa inaydaan waxba beeran, ama aydaan goosan wixii beertiinna iskood uga baxa, ama aydaan soo urursan canabka ka baxa geedcanabka oo aan la hagaajin.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:11 macnaha guud