Laawiyiintii 25:15 KQA

15 Oo sannadaha wakhtiga yubilii ah ka dambeeya siday tiradoodu tahay waa inaad deriskaaga wax uga iibsataa, oo isna wax ha kaaga iibiyo siday tahay sannadaha wax la goosto.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:15 macnaha guud