Laawiyiintii 25:25 KQA

25 Oo haddii walaalkaa miskiin noqdo oo uu hantidiisa qaar iibiyo, markaas xigaalkiisa ugu dhow ha yimaado, oo ha u furto wixii walaalkiis iibiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:25 macnaha guud