Laawiyiintii 25:28 KQA

28 Laakiinse hadduusan soo ceshan karin, markaas wixii uu iibiyey waxay ku sii jiri doonaan kii ka iibsaday gacantiisa tan iyo sannadda yubilii ah, oo sannadda yubiliiga ah ayaa waxaasu gacantiisa ka bixi doonaan, oo isna markaasuu hantidiisii ku noqon doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:28 macnaha guud