Laawiyiintii 25:35 KQA

35 Oo haddii walaalkaa miskiin noqdo, oo intuu ku ag joogo masruufkiisa waayo, adigu waa inaad taageertaa, oo isagu waa inuu kuula degganaado sidii shisheeye iyo nin socoto ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:35 macnaha guud