Laawiyiintii 25:46 KQA

46 Oo iyaga waa inaad dhaxal uga dhigtaan carruurtiinna idinka dambaysa, si ay iyana hanti ahaan ugu haystaan; oo iyagu waa kuwa aad weligiin addoommo ka dhiganaysaan, laakiinse walaalihiinna reer binu Israa'iil waa inaan midkiinna midka kale cadaadis ugu talin.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:46 macnaha guud