Laawiyiintii 25:5 KQA

5 Oo sannaddaas wixii beertaada ka baxa iyagoo aan la beerin waa inaadan guran, oo canabkaaga aan la hagaajin midhiihii ka baxana waa inaadan urursan, waayo, sannaddaasu waa inay dhulka u ahaataa nasasho weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:5 macnaha guud