Laawiyiintii 25:55 KQA

55 Waayo, reer binu Israa'iil anigay addoommo ii yihiin, oo iyagu waa addoommadaydii aan ka soo bixiyey dalkii Masar. Aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:55 macnaha guud