Laawiyiintii 26:13 KQA

13 Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, oo idiinka soo bixiyey dalkii Masar si aydaan u sii ahaan addoommadoodii. Qataarradii harqoodkiinna waan idinka jebiyey, oo waxaan idinka dhigay inaad madaxfurnaan ku socotaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 26

arki Laawiyiintii 26:13 macnaha guud