Laawiyiintii 26:17 KQA

17 Oo anna gees baan idinka noqon doonaa, oo cadaawayaashiinna hortooda baa laydinku layn doonaa, oo waxaa idiin talin doona kuwo idin neceb, waadna iska carari doontaan iyadoo aan ninna idin eryanayn.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 26

arki Laawiyiintii 26:17 macnaha guud