Laawiyiintii 26:5 KQA

5 Tumidda hadhuudhkiinnu waxay gaadhi doontaa guridda canabkiinna, guridda canabkuna waxay gaadhi doontaa ilaa wakhtiga beeridda, oo cuntadiinna ayaad cuni doontaan ilaa aad dheregtaan, oo dalkiinnana ammaan baad ku degganaan doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 26

arki Laawiyiintii 26:5 macnaha guud