Laawiyiintii 26:9 KQA

9 Oo anigu waan idiin soo jeesan doonaa, waanan idin badin doonaa oo idin tarmin doonaa, oo axdigaygii aan idinla dhigtayna waan sii adkayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 26

arki Laawiyiintii 26:9 macnaha guud