Laawiyiintii 27:10 KQA

10 Oo isagu waa inuusan doorin, ama waa inuusan neef fiican mid xun ku beddelin, ama neef xun mid fiican ku beddelin, oo hadduu neef neef kale ku beddelo, markaas neefkii hore iyo kii lagu beddelayba waa inay quduus wada ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 27

arki Laawiyiintii 27:10 macnaha guud