Laawiyiintii 27:14 KQA

14 Oo haddii qof doonayo inuu gurigiisa quduus uga dhigo Rabbiga, markaas wadaadku waa inuu qiimeeyaa hadduu xun yahay iyo hadduu fiican yahayba, oo sidii wadaadku ku qiimeeyo ha ahaato.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 27

arki Laawiyiintii 27:14 macnaha guud