Laawiyiintii 27:30 KQA

30 Oo meeltobnaadka waxa dalka ka baxa oo dhan hadday yihiin dhulka iniinihiisa ama hadday yihiin midhaha dhirtaba, Rabbigaa iska leh, oo waa wax Rabbiga quduus u ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 27

arki Laawiyiintii 27:30 macnaha guud