Laawiyiintii 27:33 KQA

33 Oo neefkaasu inuu xun yahay iyo inuu fiican yahay, isagu waa inuusan kala hubsan, waana inuusan beddelin, oo kolnaba hadduu beddelo, markaas isagii iyo kii lagu beddelayba waa inay quduus wada ahaadaan ee aan la soo furan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 27

arki Laawiyiintii 27:33 macnaha guud