Laawiyiintii 27:8 KQA

8 Laakiinse qofku hadduu ka miskiinsan yahay intaad ku qiimaysay, markaas waa in la soo taagaa wadaadka hortiisa, oo wadaadku waa inuu qiimeeyaa, oo qofkii nidarka galay intuu awoodo waa in wadaadku ku qiimeeyaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 27

arki Laawiyiintii 27:8 macnaha guud