Laawiyiintii 3:5 KQA

5 Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha allabariga iyo qurbaanka la gubayo oo kor saaran qoryaha dabka, waayo, taasu waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 3

arki Laawiyiintii 3:5 macnaha guud