Laawiyiintii 4:26 KQA

26 Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii xaydhii allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo kale, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii, oo isna waa la cafiyi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 4

arki Laawiyiintii 4:26 macnaha guud