Laawiyiintii 6:15 KQA

15 Oo isagu waa inuu cantoobadiisa muggeed ka qaadaa burka wanaagsan ee qurbaanka hadhuudhka ah iyo saliiddiisa, iyo kulli fooxa saaran qurbaanka hadhuudhka oo dhan, oo waa inuu meesha allabariga ugu dul gubaa caraf udgoon ee xusuus u ah Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 6

arki Laawiyiintii 6:15 macnaha guud