Laawiyiintii 6:17 KQA

17 Waa inaan khamiir lagu dubin. Anigu taas waxaan iyaga u siiyey qaybtoodii ay ka heli lahaayeen qurbaannadayda dabka lagu sameeyo. Iyadu waa ugu quduusan tahay oo waa sidii qurbaankii dembiga iyo sidii qurbaankii xadgudubka.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 6

arki Laawiyiintii 6:17 macnaha guud