Laawiyiintii 7:15 KQA

15 Oo hilibka allabarigiisa qurbaannadiisa nabaadiinada ah oo uu mahadnaqidda u bixiyo waa in dhammaantiis la cunaa maalinta uu qurbaankiisa bixiyo, oo waa inuusan waxba ka gaadhsiin tan iyo subaxda dambe.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 7

arki Laawiyiintii 7:15 macnaha guud