Laawiyiintii 7:34 KQA

34 Waayo, anigu reer binu Israa'iil ayaan allabariga ah qurbaannadooda nabaadiinada kala baxay sakaarka la ruxruxo iyo bowdada sare loo qaado, oo waxaan reer binu Israa'iil amar kaga siiyey wadaadka Haaruun iyo wiilashiisa weligoodba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 7

arki Laawiyiintii 7:34 macnaha guud