Laawiyiintii 8:23 KQA

23 Markaasuu wankii gowracay, oo Muuse wuxuu soo qaaday dhiiggii oo wuxuu mariyey Haaruun caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midig.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:23 macnaha guud