Laawiyiintii 8:28 KQA

28 Kolkaasaa Muuse gacmahoodii ka qaaday oo wuxuu qurbaankii la gubayay kula dul gubay meesha allabariga, oo waxay ahaayeen quduuskadhigidda oo caraf udgoon loo bixiyo. Taasu waxay ahayd qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:28 macnaha guud