Laawiyiintii 8:31 KQA

31 Markaasaa Muuse Haaruun iyo wiilashiisii ku yidhi, Hilibka waxaad ku ag karisaan iridda teendhada shirka, oo halkaas ku cuna hilibka iyo kibista dambiisha quduuskadhigidda ku jirta, sidaan u amray, oo aan u idhi, Haaruun iyo wiilashiisu waa inay cunaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:31 macnaha guud