Laawiyiintii 8:33 KQA

33 Oo idinkuna waa inaydaan ka bixin iridda teendhada shirka intii toddoba maalmood ah, ilaa maalmaha quduus laydinka dhigay ay dhammaystirmaan, waayo, isagu wuxuu quduus idinka dhigayaa intii toddoba maalmood ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:33 macnaha guud