Laawiyiintii 9:9 KQA

9 Oo wiilashii Haaruun ayaa isagii u keeneen dhiiggii, oo isna fartiisii ayuu dhiiggii daray oo wuxuu mariyey geesihii meesha allabariga, oo dhiigga intiisii kalena wuxuu ku ag shubay salkii meesha allabariga.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 9

arki Laawiyiintii 9:9 macnaha guud