Maahmaahyadii 28:4 KQA

4 Kuwa sharciga ka tagaa waxay ammaanaan kuwa sharka leh, Laakiinse kuwa sharciga dhawra ayaa iyaga la dirira.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 28

arki Maahmaahyadii 28:4 macnaha guud